gototopgototop
Arrimaha Diinta
Music: Pick a Song
Admin Panel
Login Form



Home


Wararka naga soo gaadhaya magaalada Laascaanood ayaa sheegaya in magaalada lagu dilay masuul u shaqayn jirey maamulka Soomaali diidka ah ee ka taliya magaalada Hargeysa.   Masuulkan ayaa sida la xaqiijinayo maamulkaa ugu magacaabnaa madax nabadsugida gobolka Sool.

Read more...

 


Uganda is waiting for U.S. funding to send up to 10,000 extra troops to the African Union peacekeeping force in Somalia, Uganda's Chief of Defence Forces General Aronda Nyakairima told the Daily Monitor on Tuesday.

Read more...

 


ararka hada naga soo Gaadhaya Magaalada ayaa sheegaya in dagaal Xalay Saqdii dhex Curtay uu wali socdo kaasi oo  Dhinacyo badan ka socda, Xidhiidh aanu la samayan Bosaaso ayaa la sheegay in dhawaac Fara badan la Keenay Halka dadka GalGala ay sheegayaan in Mayd Gaadhaya 12-Ruux Gudaha Degmada la soo Gaadhsiiyay.

Read more...

 

The Pirates of Puntland

By TOM MOUNTAIN

Pirates, warlords, Marxist guerilla turned G-20 statesman and the USA… the real story of the Somali pirates in the Horn of Africa is a tale that needs telling.

Read more...

 


Al-shabaab ayaa maanta saxaafadda Muqdishu u soo bandhigtay Xaruntii Jabhadda Ahulu Sunna Wa Jamaaca ku lahayd Muqdishu oo ku taalla degmada Hodan taas oo ay degaaaladdii u dambeeyey Al-shabaab ku qabsadeen. Xaruntan oo ku taalla degmada Hodan meel aan sidaas waxba uga fogayn gurigii hore ee uu lahaan jirey Xiriirkii Guud ee Ururada Shaqaalaha Soomaaliyeed.

Read more...

 


Masaajid ka mid ah masaajidyada ku yaala magaalada Buuhoodle ayaa maanta Salaadii Jimcaha ka bacdi laga maqlay dood ay is dhaafsadeen culimo dhowr ah oo ku saabsan dagaalada ka socda Koonfurta Soomaaliya iyo in dagaaladaas lagu tilmaami karo Jihaad iyo in kale.

Read more...

 
Google Search
WebBuhodle.net
Muuqaalka Maanta

Gabayga SSC Dawlo uu tiriyey abwaan XINNE XIIREY JAAMAC

Debate: Universal TV on SSC


Barnaamijkii 'XOG-WARRAN' ee ka baxay UnIversal TV kuna saabsanaa weerarradii Ethiopia iyo SNM-tu ka geysteen Buhodle iyo Widhwidh