gototopgototop
Arrimaha Diinta
Music: Pick a Song
Admin Panel
Login Form



Home


Waxaa magaalada Buuhoodle maalintii Arbacadii ee bishan Julay ahayd 29,2010 ka dhacay xaflada aad u balaadhan si aad u qiimo badana loo soo abaabulay isla markaana loogu talo galay in lagu dhaariyo maamulka hagi lahaa gobolka Cayn oo isug jira heer gobol iyo mid degmoba.

Read more...

 

The ongoing FBI investigation into the July 11, 2010 bomb blasts in the Ugandan capital Kampala on the night of the football World Cup final continue to cast doubt on the initial belief that the Somali militants Al-Shabab carried out the attacks.
The Uganda Record had reported two days ago, July 26, 2010 that sources close to the Uganda Police investigators said they had failed to find any trace of evidence that links Al-Shabab to the bombings.

Read more...

 


Mo Farah clinched Great Britain's first gold medal of the 2010 European Championships in Barcelona by storming to victory in the men's 10,000m.

Read more...

 


Fanaanadda weyn ee Saado Cali Warsame ayey Xukumadda Somaliland yaboohday inay siin doonto lacag dhan laba Milyan oo dollarka Mareykanka cidii khaarijisa,sidaasi waxaa lagu gorfeeyay shir laga yeeshay dagaalada ay goboladda SSC ka wadaan xoogag hubeeysan oo si weyn uga soo horjeeda gooni isu taaga Somaliland.

Read more...

 

Maalmihii ugu danbeeyey wax warbaahinta ku qornaa baaq ay soo  saareen  Odayaasha Beesha degaanadoodu dagaaladu ka socdaan maanta ,hase ahaatee ma ahayn kuwo ka  helay jawaab,madaxda Puntland o ahaa maalmahan  kuwo ka gadaayey mashruuc kale oo la mid ah PIS shirka ka socda Ugandha

Read more...

 


Dagaal aad u kulul ay iskaga horyimaadeen ciidamada maamul goboleedka Puntland iyo kuwa u daacada Maxamed Siiciid Atom ayaa maanta subaxnimadii hore ka bilowday magaalada Karin oo qiyaas ahaan dhowr iyo afartan kilomitir u jirta magaalada Boosaaso.

Read more...

 
Google Search
WebBuhodle.net
Muuqaalka Maanta

Gabayga SSC Dawlo uu tiriyey abwaan XINNE XIIREY JAAMAC

Debate: Universal TV on SSC


Barnaamijkii 'XOG-WARRAN' ee ka baxay UnIversal TV kuna saabsanaa weerarradii Ethiopia iyo SNM-tu ka geysteen Buhodle iyo Widhwidh