gototopgototop
Arrimaha Diinta
Music: Pick a Song
Admin Panel
Login Form



Home

 

Baarlamanka Somailand ayaa waxaa ka socdo dhaq-dhaqaaq lagu fashilinayo xukuumadda cusub ee madaxweyne Siilaanyo, waxaana lagu diidan yahay cabashooyinka Beelaha, Madaxda Ururkii Qaran iyo xubno ka qeybgalay shir Soomaali-weyn ah .Golaha Wakiiladda Somaliland ayaa waxa maalmihii la soo dhaafay ka socday dhaq-dhaqaaqyo xoog leh oo lagaga soo hor-jeedo Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo soo magacaabay dabaraqaadii toddobaadkii hore, laguna wado in maalinta bari ah la hor-keeno Golaha Wakiiladda.

Read more...

 

 

The self explanatory Video above of David Logan on tribal leadership discusses his view of Modern World Tribes and how these are not everlasting tribes, but small groups moving through five stages, one step at a time, from one stage to another. Mr. David basically says, "... 2% is in stage one, this stage is for gangs and prisons...it’s a constant despairing hostility....while in stage five the highest, life is great...got 2% there as well... this 5th Stage is where the leaders who change the world to the better belong to....a good example of this stage is South Africa's Truth and Reconciliation Process…the rest are in between…overall, these tribes are behind the phenomenal change and innovation we witness every day…"

Read more...

 

Magaalo madaxda gobolka Cayn ee Buuhoodle ayaa markii ugu horeysay mudo 12 sanadood ah laga xusin maalinta asaaska maamul goboleedka Puntland oo sanad walba hore looga xusi jiray degaanadan hoos yimaada gobolkan.

Read more...

 

The Northern Somalia Unionist Movement (NSUM) and the people of the regions of Sool, Sanaag and Cayn (SSC) wholeheartedly welcome Ahmed Mohamed Mohamoud’s (Siilaanyo) call for peace in the SSC regions on the occasion of his taking over as leader of the secessionist administration in parts of the NW region of Somalia.

Read more...

 


Hogaamiyihii dhawaan isaga iyo ciidamadiisa dagaalka la galay ciidamada Maamulka Puntland ayaa markii ugu horeysay ka hadlay cid rasmiga ee uu xariirka la leeyahay isagoo iska fogeeyay in uu ka tirsanyahay Al Shabaab.

Read more...

 

 

"Miyaa lays dirqiyayaa ileen dookhu waa qarane"
-- Saada Cali Warsame --

The new president of the secessionist enclave in the North Western part of Somalia has finally taken office after waiting impatiently one month for his predecessor to vacate the seat of power in Hargeisa. This waiting period saw the emptying of the government coffers and the pilfering of many assets such as land and vehicles that were diverted to personal use by members of the departing administration.

Read more...

 
Google Search
WebBuhodle.net
Muuqaalka Maanta

Gabayga SSC Dawlo uu tiriyey abwaan XINNE XIIREY JAAMAC

Debate: Universal TV on SSC


Barnaamijkii 'XOG-WARRAN' ee ka baxay UnIversal TV kuna saabsanaa weerarradii Ethiopia iyo SNM-tu ka geysteen Buhodle iyo Widhwidh