President Obama on a town hall meeting with Young African Leaders
US president Barack Obama holds a town hall meeting with Young African Leaders from over 50 countries about the future of Africa in an intereconnected world and the role of the United States as a partner with African nations on August 3, 2010. President Barack Obama takes a number of questions from Najma Ahmed Abdi from Somalia during the discussion period.
Dalka Kenya oo maanta u dareeray inay bedelaan Dastuurkoodii hore
Buhodle:xaflad soo dhaweyn ah oo maanta loo sameeyey xildhibaanadii ka soo goostay Puntland

Hogaanka gobolada SSC oo magacaabay masuuliyiin cusub

Hogaanka midnimada iyo badbaadada gobolada Sool, Sanaag iyo Cayn ayaa ayaamahii ugu danbeeyey ku jiray dardar dheeraad ah oo ay doonayo in uu ku horumariyo shaqooyinka hore loogu idmaday. Hogaanku waxa uu dhowrkii maalmood ee ugu danbeeyey magacaabay dhowr xil oo kala duwan oo qaarkood yihiin masuuliyiin sar sare.
Weligeed Rag Waa Go'i Jirey Kanise Waa Gaar e
Rag badan ayaa ku hoobtay dagaalkii dhowaan ka dhacay Bosaso nawaaxigeeda. Inkasta oo Somalidu caada xun leedahay oo qoloba u ducayso intii dhinaceeda ka galbatay, waxaan leeyahay, illaahay ha u wada naxariisto. Intii dhimatay iyo kuwii dhaawacmay, mid walba sabab u gaara ayaa goobta keentay.
Madax Ciidamada SSC oo booqday ciidamada ku sugan gobolka Cayn
Waxaa dhawaan magaalada Buuhoodle soo gaadhay madax amaanka hogaanka midaynta iyo difaaca gobolada Sool, Sanaag iyo Cayn mudan Yaasiin Cali Cabdille (Tamaad) oo bilahii ugu danbeeyey socodaal shaqo ku marayey meela badan oo ka mid ah gobolada dalka Soomaaliya.
- Maamulka Siilayo oo durbaba caqabada culusi ka horyimaadeen
- Somalia's Primitive Tribes, Worst of All Being Secessionist One-Clan-Somaliland
- Sanadguuradii 12 ee maamulka Puntland oo aan meelo badan laga xusin
- Northern Somali Unionist Movement(NSUM) Press Release
- Hogaamiye Maxamed Siciid Atam oo iska fogeeyey in uu xidhidh la leeyahay Alshabaab
- Silanyo's First Day In Power: A Preliminary Assessment





