gototopgototop
Arrimaha Diinta
Music: Pick a Song
Login Form



Home

Waxaa xalay magaalada Gaalkacayo ee xarunta gobolka Mudug lagu toogtay weriye u shaqayn jiray idaacda lagu magacaabo Daljir oo ka mid ah idaacadaha ugu waaweeyn ee ka hawl gala degaanada Puntland.

Weriyahan oo lagu magacaabi jirey Cabdifataax Cumar Geedi ayaa inta la ogyahay ay dileen koox madax soo duubatay oo aan la ogayn ujeedada ay ka lahayeen dilkan foosha xun.  Waxaa kale oo aan ilaa hada jirin cid sheegtay ama loo tuhmayo falkan bilow aadanimada ka fog.

Waxaanse arintan marnaba laga fogeyn karin falalka noocan oo kale ah ee qorshaysan ee lagu gumaadayo waxgaradka umada Soomaaliyeed oo indhaweydba caanka ka noqday gobolo badan oo ka tirsan dalka Soomaaliya.

 

Buhodle.net

 Back
Google Search
WebBuhodle.net
World Greets SSC

Awdal Sate oo Hanaqaadday