gototopgototop
Arrimaha Diinta
Music: Pick a Song
Login Form



Home

 

Ciidamo uu wato nin lagu magacaabo Farxaan M. Xirsi Iish ayaa waxaa la lagu soo waramayaa in ay ka baxsadeen maamulka Soomaalidiidka ah ee ka taliya magaalada Hargeysa ee gobolka Woqooyi Galbeed. Wararka ayaa intaa waxay ku darayaan in ciidmada uu ninkani wato lagu qiyaasay cadadkooda in ka badan 100 nin oo wata dhow gaadhi oo tikniko ah, hadana ay ku suganyihiin duleedka magaalada Garoowe ee maamul goboleedka Puntland.

Ciidamadan ayaa sida la xaqiijinayo ka ababaxay magaalada Laascaanood ee gobolka Sool kadib markii uu khilaaf aad u balaadhani soo dhex maray ciidamada maamulka Soomaaliland ee gacanta hada ku haya magaaladaas.

Ninka ciidanka hada wata ee lagu sheegay magaciisa Farxaan Iish ayaa hore ugu tirsanaan jiray ciidamadda maamul goboleedka Puntland oo aad hada moodaa inuu ka biyo diiday xaalada Soomaaliland.

Tiro kastaba ciidamadni ha ahaadeene waa kuwo aan maanta magaalada Laascaanood waxba ugu filayn xorayn karina ee marba doorbidaya meesha murqaanku ka tuso ama ay is leeyiihiin waa yara dhadhan badantahay.

Arintanina kama duwana siyaasadii in xaabsade ee saldhigeedu ahaa  heesta geela loogu heeso ee ahayd “Ha qurduufoo quud ha doontee qaylada u lali”.

Buhodle.net 

 Back
Google Search
WebBuhodle.net
World Greets SSC

Awdal Sate oo Hanaqaadday