Siilanyo oo cagajiid ugu ambabaxay Adisababa

Madaxa maamulka Woqooyi Galbeed Siilanyo ayaa maanta si caga jiid ah uga ambabaxay dhinaca magaalada Adisababa ee dalka Etoobiya oo beryahaaba looga gacan haadinayey si maamulkaa dowladda ay martidda u noqondoonaan ugala hadli lahayd arimo dhowr ah maamulka Siilanyo hore uga dhega adaygay.
Clouds of War in Somalia’s Northern Region
For Some time now, “Somaliland” has been showered with praises both by the international community and Somalis alike. Not because it had implemented grandiose ideals, but because it observed one dear illusive phenomenon in the Horn of Africa - peace and security in the region. In the last twenty years, when Southern Somalia was mired in self-inflicted blaze, “Somaliland” clans enjoyed relative peace and a modicum of good governance. Some called it “an Oasis of peace.”
Sirdoonka Siilaanyo oo baafinaya Madaxweynaha Awdal State iyo Prof Galeydh oo la kulmay Melles Zenawi.
Sirdoonka Maamulka Ahmed Siilaanyo ayaa 48-kii saac ee la soo dhaafay ku mashquulay Madaxweynaha Awdal State oo ka degay Magaaladda Addis Ababa ee Dalka Ethiopia.
Madaxweynaha Awdal State oo la sheegay in Dowladda Federalka Ethiopia dejisay Hotel ayey Sirdoonka Somaliland ku guuldareeysteen inay ogaadaan meesha uu ka degan yahay Addis Ababa.
Siyaasiyiinta Somalilnad oo been & khiyaali xal biday "Qodobadda dowladda UK ugu jawaabtay Siilanyo"
Beentii uu xariga ka jaray Afhayeenka Madaxtooyadda Somaliland Cabdillahi Cukuse ayaa u muuqato mid ku faaftay siyaasiyiinta iyo Warbaahinta Somaliland. Afhayeen Cukuse wuxuu hore ugu sheegay bulshada reer Somaliland been qaawan oo ku dhisan marin habaabin iyo qiyaali kuwaas oo laga xusi karo.
Wasiirka Arimaa Debedda dalka Ingriiska oo soo gaadhay Muqdisho
Somalis in Minnesota welcomed the birth of the Khatumo State of Somalia
Thousands of Somali American in State of Minnesota welcomed the birth of the Khatumo State of Somalia, On Saturday, January 28th, 2012. All segment of the community gathered at Convention Center of Minneapolis to ">cheer for the newly founded State of Khatumo. The territorial of Khatumo State consist of Sool, Sanaag, and Ayn regions of Somalia.
Another Open Letter to Sifir
I came across an open letter you sent to Siilaanyo which was posted in Hadhwanaagnews website (30 January, 2012). After a stint as a minister in the TFG, and subsequently a spell in the wilderness, you have once again mutated yourself into your old Isaaqist/SNM mode. But at least, there is one part in your letter which merits credit, namely when you state that the:
Calaacalka Faysal Cali Waraabe
Faysal Cali Waraabe oo ka mid ah siyaasiyiinta gobollada Waqooyi galbeed Soomaaliya ee gooni goosad doonka ah isla markaana ah shaqsiga ugu cunsurisan maamulka isku magacaabay Somaliland ayaa todobaadkan bixiyay waraysi noocisa aan horay looga baran.
An Ink from Jarar Valley
An Ordinary Advice from a Somali Galbeed Social Action Writer to Khatumo State of Somalia
Prior to taking a step forward of my justice seeking ink, I must thank the creator of the humanity, the custodian of this cosmos, and the observer of human plight with his harmonic scales in this world and beyond to the next life of course that being Allah(SWT), and his beloved Prophet Muxamad (SCW) who has fulfilled the commandments of Allah.
New 'state' further muddles Somali waters
As if Somaliland didn't have enough troubles already. A self-declared state, its sovereignty has remainde unrecognised by any international country or organisation, despite two decades of lobbying.
- Like Communism, the “Idea” of Somaliland is dead.
- What is Painfully Clear to all Somalis is the International Community’s Deafening Silence on Somaliland’s Savage Attacks Against Buhodle.
- Odayada G9 ee Khaatumo Stateoo Jig-jiga Tegay iyo Weji Gabaxa Wasiiradda Somaliland ee Addis Ababa.
- Guusha Innagaa leh
- Dagaal galabta ka qarxay aaga Sooljoogto
- The Khaatumo* Concept

