gototopgototop
Arrimaha Diinta
Music: Pick a Song
Login Form



Home

Dagaalkii shalay guuldaradu kaga dhacaday maamulka SNM ee ka dhacay duleedka magaalada Buuhoodle ayaa waxaanu halkan ku soo ururinay dadkii  shacabka ahaa eeku dhintay dagaalkaa iyo kuwii ku dhaawacmay.

 

Dadka ku dhintay Dagaalkaa waa sidan hoos ku xusan

 

1.      Khaliif Xaaji Maxamed

 

2.      Mukhtaar Xoogmaal

 

3.      Axmed Aw-sahal Naaleeye

 

4.      C/fataax Xiseen Ismaaciil

 

 

Dadka dagaalkaa ku dhaawacmayna waa sidan hoos ku xusan

 

1.      Bashiir Cali Daahir (kala xidhiidhi kartaan Axmed Ow 4981236)

 

2.      Mahad Buraale Mahad

 

3.      C/laahi Xaaji Jaamac (Bayle Xaaji Jaamac 449-1046)

 

4.      Kamaal Asad Maxamed (Deeqa Xaaji Cabdi 472-6571)

 

5.      C/raxmaan C/rashiid Samatar (C/rashiid 449-1046)

 

6.      Khadra Xiseen Maxamuud (Farax gadhoose 449-17150)

 

7.      Cali C/laahi Falaag (Deeqa Xaaji Cabdi 472-6571)

 

8.      C/kariin Saleebaan Aw-Cali (Xaali Maxamuud Xaaji)

 

 

 

Dhaawac Fudud

 

 

 

1.      Jaamac Darood Saleebaan 497-3546

 

2.      C/risaaq Aadan Xasan 449-2907

 

3.      Xasan Madadaal

 

4.      Axmed Cabdi Aari

 

5.      C/laahi Faarax Faruur

 

6.      Dhegocaleen Awsahal Naaleeye

 

Sida hada na soo gaadhaya ayaa sheegay in Bashiir Cali Daahir oo ugu dhintay dhaawaci dagaalkaa ka soo gaadhay maalintii shalay isaga oo ku sugan magaalada Gaalkcayo.  Ninkaas oo ka soo jeeday gobolka Bay ee koonfuta dalka Soomaaliya waxaad kala xidhiidhi kartaan xogtiisa ninka aanu magaciisa xaga ugu saraysa idiinku soo gudbinay.

 

Buhodle.net

 

 

 Back
Google Search
WebBuhodle.net
World Greets SSC

Awdal Sate oo Hanaqaadday